Daawo Sawirada: Laamiga Maka Al Mukarama oo maanta Cidlo ah iyo sababta keentay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidamada wadooyinka qaar u diideen in gaadiidka isticmaalaan. Wadooyinka xiran ee Muqdisho waxaa kamid ah laamiga Maka Al Mukarama oo ahaa laami aad u mashquul badan, waxaana hada laamiga u muuqdaa mid cidlo ah aysan isticmaaleyn gaadiidka … Continue reading Daawo Sawirada: Laamiga Maka Al Mukarama oo maanta Cidlo ah iyo sababta keentay